HomeCiyaarahaCarlo Ancelotti oo lagu daray liiska Macalimiinta badalyo Manuel...

Carlo Ancelotti oo lagu daray liiska Macalimiinta badalyo Manuel Pellegrini

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Atlético Madrid oo isha ku haysa Jack Grealish

Atlético Madrid ayaa danaynaysa Jack Grealish, iyadoo mustaqbalkiisa Manchester City uu mugdi ku yahay.

Madaxda kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa in ay liiska ku darsadeen   Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti si  oo u noqdo badalka  Manuel Pellegrini. Mustaqbalka Tababaraha reer Chile ee garoonka Etihad  ayaa waxaa ku jira  shaki, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan  in uu ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedkan si  wadi doona kooxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa in ay liiska ku darsadeen   Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti si  oo u noqdo badalka  Manuel Pellegrini.

Mustaqbalka Tababaraha reer Chile ee garoonka Etihad  ayaa waxaa ku jira  shaki, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan  in uu ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedkan si  wadi doona kooxda city  si oo fursad ugu helo inuu ilaal sado shaqdiisa .

- Advertisement -

Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa halis ugu jirta  in  laga reebo wareega 16ka  Champions League kadib garoonka Etihad    2-1 guuldarad ah kala kulantay  Barcelona todobaadkii hore.

waxaana lugta labaad ee wareegan ku ciyaareysaa garoonka camp nou.

 

Latest stories