HomeCiyaarahaAxmed madoobe oo balan qaaday Dhisida garoomada ciyaaraha kismaayo + Sawiro

Axmed madoobe oo balan qaaday Dhisida garoomada ciyaaraha kismaayo + Sawiro

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Maamulka ciyaaraha jubland ayaa kulan looga arinsanayay hormarinta ciyaaraha deegaanada maamulkaasi la qaatay madaxweyne Axmed maxamed islaam “ Axmed Madoobe . Gudoomiyaha olompiqada G/jubada hoose Axmed Cabdi qeyliye “Sanka “ ayaa warbixin ka siiyay madaxweynaha juba land hormarada ciyaaraha jubaland . Sido kale kulan ka ayaa waxaa ku sugnaa ciyaariyahano horay ugu soo ciyaaray gobalkaasi […]

- Advertisement -

Maamulka ciyaaraha jubland ayaa kulan looga arinsanayay hormarinta ciyaaraha deegaanada maamulkaasi la qaatay madaxweyne Axmed maxamed islaam “ Axmed Madoobe .

Gudoomiyaha olompiqada G/jubada hoose Axmed Cabdi qeyliye “Sanka “ ayaa warbixin ka siiyay madaxweynaha juba land hormarada ciyaaraha jubaland .

- Advertisement -

Sido kale kulan ka ayaa waxaa ku sugnaa ciyaariyahano horay ugu soo ciyaaray gobalkaasi oo qaarkoodna hada ka mid ah Maamulka ciyaaraha J/hoose .

Madaxweynaha Maamulka Jubaland state Axmed Maxamed Islaam “ Axmed madoobe “ oo halkaasi kula hadalay gudiga ciyaaraha ayaa u balan qaaday in dib u dhis lagu sameyn doono garoonka waamo sida ugu dhaqsiyaha badana loo dhigi doona cowska Macmalka ah.

Waxaa kaloo sheegay in la dhisi doona garoonka kubada kolleyga ee Magaaalada Kismaayo .

- Advertisement -

Fadhiga ayaa waxaa goobjoog ka ahaa ciyaariyahanob   oo ka mid ahaa jekson oo horsed horay ugu soo ciyaaray.

Daawo Sawiradda:-17 23 01 32 42 52 92 72 62

Latest stories