Atletico Madrid  oo dadaal badan samaysay ayay haddan ku waxaa ay awood u yelan weysay in farxada kala soo hoyato kooxda Germany Bayer Leverkusen.
Daqiiqadii 57’aad  Hakan Calhanoglu ayaa  dhaliyay gool looga adkaaday kooxda spain ka socota .
lugta labaad ayaa ka dhici doonta garoonka kooxda  Atletico Madrid.


