HomeWararQarax Dhaawacyo Sababay oo Ka Dhacay Deegaanka Muuri ee Gobolka Shabeeladda Hoose

Qarax Dhaawacyo Sababay oo Ka Dhacay Deegaanka Muuri ee Gobolka Shabeeladda Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari lagu xeray Waxyaabaha Qarxa oo ay wateen Laba Dhalinyarro oo aan Weli la aqoonsan. Labadasi qof waxa ay ka tageen Degmadda Afgooye waxana ay ku sii jeedeen Magaaladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Hoose. Laba qof oo shacab ahaa ayaa ku dhaawacmay Qaraxa ka dhashay Gaariga ay wateen raggasi. Ma […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari lagu xeray Waxyaabaha Qarxa oo ay wateen Laba Dhalinyarro oo aan Weli la aqoonsan.

Labadasi qof waxa ay ka tageen Degmadda Afgooye waxana ay ku sii jeedeen Magaaladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Hoose.

- Advertisement -

Laba qof oo shacab ahaa ayaa ku dhaawacmay Qaraxa ka dhashay Gaariga ay wateen raggasi.

Ma Cadda Sababta loo beegsaday Labadan qof mana jiraan ilaa iyo imminka warar intaasi ka faahfaahsan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts