HomeWararAkhriso:Magacyada Masuuliyiinta Ku Dhimatay iyo Kuwii Ku Dhaawacmay Weerarkii Maanta Lagu Qaaday...

Akhriso:Magacyada Masuuliyiinta Ku Dhimatay iyo Kuwii Ku Dhaawacmay Weerarkii Maanta Lagu Qaaday Hotelka Central

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

HALKAN KA AKHRISO Magacyada Masuuliyiinta Kuna dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay Qaraxyadii Weerarka ahaa ee Maanta Dhacay. Dhimasho: 1-Xildhibaan Cumar Nuur Furdug Xildhibaan baarlamaan Waa uu  geeriyooday. 2 Cabdishakur Mire Adan- Wasiir ku xigeenkii hore warfaafinta iyo dekedaha Puntland- wuu geeriyooday. 3-Xildhibaan Maxamed Jimcaale Xaaji- mudane baarlamaan- wuu geeriyooday. 4- Maxamed Aadan Guuleed Caano Geel- […]

- Advertisement -
- Advertisement -

HALKAN KA AKHRISO Magacyada Masuuliyiinta Kuna dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay Qaraxyadii Weerarka ahaa ee Maanta Dhacay.

Dhimasho:

- Advertisement -

1-Xildhibaan Cumar Nuur Furdug Xildhibaan baarlamaan Waa uu  geeriyooday.

2 Cabdishakur Mire Adan- Wasiir ku xigeenkii hore warfaafinta iyo dekedaha Puntland- wuu geeriyooday.

3-Xildhibaan Maxamed Jimcaale Xaaji- mudane baarlamaan- wuu geeriyooday.

- Advertisement -

4- Maxamed Aadan Guuleed Caano Geel- ku xigeenkii Duqa magaalada Muqdisho iyo ku xigeenka gobolka Banaadir- wuu geeriyooday.

5-C/fataax Khalif Baadiyow- la taliyaha Raysul wasaaraha Soomaaliya- wuu geeriyooday.

6-Maxamed Celi- ku xigeenka xoghayaha joogtada ee xafiiska Raysul Wasaaraha- wuu geeriyooday.

Dhaawac:

Maxamed Cumar Carte- ku xigeenka Ra’iisul Wasaaraha dalka waaa uu ku dhaawacmay dhaawacmay.

2- Cali Jaamac Jingali- Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada. wuu dhaawacmay.

3- Xildhibaan C/qaadir Cali Cumar- mudane baarlamaan, iyo wasiirkii hore arrimaha gudaha, wuu dhaawacmay si halis ah.

4-Nuur Xirsi Jimcaale Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda- wuu dhaawacmay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts