HomeWararDiplumaasi Ingiriis Ah oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Soomaalida Dalka Libya

Diplumaasi Ingiriis Ah oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Soomaalida Dalka Libya

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Bulshada caalamka ayaa dadaalo ku bixineysa xalinta xiisadaha ka taagan wadanka Libiya, kadib markii uu dhacay xukunkii Muammar Gaddafi. Diplomacy udhashay dalka Ingiriiska, oo lagu magacaabo Jonathan Powell, oo harayna ula soo shaqeyay intii udhaxeysay sanadihii 1995 ilaa 2007 Raisul’wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Tony Balair, ayaa waxaa uu shegay hadii lagu guuldaresto xalka wadanka […]

- Advertisement -

Bulshada caalamka ayaa dadaalo ku bixineysa xalinta xiisadaha ka taagan wadanka Libiya, kadib markii uu dhacay xukunkii Muammar Gaddafi.

Diplomacy udhashay dalka Ingiriiska, oo lagu magacaabo Jonathan Powell, oo harayna ula soo shaqeyay intii udhaxeysay sanadihii 1995 ilaa 2007 Raisul’wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Tony Balair, ayaa waxaa uu shegay hadii lagu guuldaresto xalka wadanka Libiya in ay sii kordhi doonto somalida marinka ka dhigata biyaha qatarta badan ee Mediterranean-ka.

- Advertisement -

Waxaa kale oo uu ku taliyay in muhaajiriinta Africa kabaxya ay ay si sharci daro ah ay ugu faafi doonaan wadamada Yurub, ayna suugalal tahay in ay khataro ka abuuraan dalalkaasi.

Latest stories