HomeWararMarkab Qaaday Kun Neef oo Xoolo ah oo Saakay Ka Furtay Muqdisho

Markab Qaaday Kun Neef oo Xoolo ah oo Saakay Ka Furtay Muqdisho

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Waxa saakay ka furtay Marsada Magaaladda Muqdisho Markabka NV Golden Sky oo qaaday ku dhawaad Kun Neef oo Xoolo ah waxana uu ku sii jeedaa Dalka Cumaan.

Xoolahan oo Lo’ ahaa Waxa laga keenay Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Saalim Caliyow Ibrow iyo Wasiirka Cusub Saciid Xuseen ayaa Halkasi ku sugnaaa.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories