HomeWararMaamulka Degmadda Hoosingow oo Ka Cabanaya Ciidamadda Maamulka Jubba

Maamulka Degmadda Hoosingow oo Ka Cabanaya Ciidamadda Maamulka Jubba

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Deegaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose Kheyr Jeelle Cabdullahi oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in Ciidamadda Maamulka Jubba ay dhibaato weyn ku hayaan Shacabka Deegaankasi. Gudoomiyaha waxa uu shaaca ka qaaday in Maamulkooda uu ka shaqeyn la’yahay Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe. Waxa uu ugu yeeray Madaxda Maamulka Jubba iney wax ka qabtaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -


Gudoomiyaha Deegaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose Kheyr Jeelle Cabdullahi oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in Ciidamadda Maamulka Jubba ay dhibaato weyn ku hayaan Shacabka Deegaankasi.

Gudoomiyaha waxa uu shaaca ka qaaday in Maamulkooda uu ka shaqeyn la’yahay Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe.

- Advertisement -

Waxa uu ugu yeeray Madaxda Maamulka Jubba iney wax ka qabtaan dhibaatada ay ku hayaan Ciidamadasi Dadka Shacabka.

Ciidamadda Maamulka Jubba ayaa dhawaan xarig iyo jir dil u geystay Gudoomiyaha Deegaanka Hoosingow.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts