HomeWararBooliska Mombasa oo xabsiga Dhigay shan qof oo Lala Xiriiriyay Al Shabab

Booliska Mombasa oo xabsiga Dhigay shan qof oo Lala Xiriiriyay Al Shabab

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Booliska Magaalada Mombasa ee dalka Kenya, ayaa xabsiga u taxabay shan ruux oo ay ku jiran haween, looga shakisan yahay in ay xiriir la leeyihiin Xarakada Shabab ee Somaliya. Shanta ruux ee Boolisku xireen ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay qaar kamid ah, Xasan Cumar Gawawa, Dhado Idd, Xamisi Cumar, Gawawa Bashora iyo Mwanajuma Bakari, […]

- Advertisement -

Booliska Magaalada Mombasa ee dalka Kenya, ayaa xabsiga u taxabay shan ruux oo ay ku jiran haween, looga shakisan yahay in ay xiriir la leeyihiin Xarakada Shabab ee Somaliya.

Shanta ruux ee Boolisku xireen ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay qaar kamid ah, Xasan Cumar Gawawa, Dhado Idd, Xamisi Cumar, Gawawa Bashora iyo Mwanajuma Bakari, kaasoo xubin ka ah golaha Magala xebeedka  Mombasa ka dhisan ee lagu magcaabo  Mombasa Republican Council (MRC),.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa ukaxeeya dadka xabsi ku yaala deganka laga magcaabo  Kisauni .

Taliyaha danbibaarita Kisauni  Joseph Kioko, ayaa sheegay in saraakiisha ay howgallo ka fuliyeen guri ku yaala Magalada Mombasa halkaasoo loogu shakiyay in laga soo abaabula weraro qorsheyan oo ka dhaca Mombasa.

Warbixinta Booliska sidoo kale waxa ku cad in dadka lasoo qab qabtay ay sidoo kale Xarakada Al Shabab ka caawiyeen werao ka dhacay deganada Lamu iyo Tana River.

- Advertisement -

Al Shabab ayaa bilihii Jun iyo july weraro ay ka fuliyeen jaziirada Lamu, waxaa ay ku dileen qiyaastii 60 ruux oo ahaa dad udhashay dalka Kenya.

Xarakada Ali Shabab ayaa shegata masuuliyada weraro dhoor ah oo ka dhacay dalka Kenya, gaar ahaan magalada Mombasa, sanadkii aan kasoo gudubnay.

Latest stories