HomeWararDowladda Slovania oo soo dhaweeysay Muhaajiriin Soomaali

Dowladda Slovania oo soo dhaweeysay Muhaajiriin Soomaali

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Qaxooti Soomaali ah oo ka tagay wadamada Afrika, ayaa waxaa ay si nabad ah ku galeen wadanka Slovenia. Wasaarada arimaha dibada ee dalka Slovenia, ayaa waxaa ay warbaahinta gudaha dalkaasi, u sheegtay  in muddo safar ah ay kusoo jireen Soomaalida, waxaana la socday wiil 14 jir ah oo ka mid ahaa dad ay u suuro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaxooti Soomaali ah oo ka tagay wadamada Afrika, ayaa waxaa ay si nabad ah ku galeen wadanka Slovenia.

Wasaarada arimaha dibada ee dalka Slovenia, ayaa waxaa ay warbaahinta gudaha dalkaasi, u sheegtay  in muddo safar ah ay kusoo jireen Soomaalida, waxaana la socday wiil 14 jir ah oo ka mid ahaa dad ay u suuro gashay in ay dalkaasi galan.

- Advertisement -

Qaxootiga Soomaalida ayaana loogu baran in ay galaan wadamada dhaqaalahooda soo koraaya sida wadankan Slovenia, oo xuduud la wadaga dalaka Austria iyo Italiya waxaana uu ka tirsan yahay dalkaasi  wadamada Qaarada Yurub.

Wargeys kasoo baxa dalkaasi oo lagu magcaabo daily Večer reported ayaa waxaa uu shegay dadkaasi somalida ah ay soo dhaweyn wanaagsan ay macaquul tahay in ay ka helaan dowlada Slovenia.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts