HomeWararCiidamadda Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga oo U Gurmaday Muhaajiriin Soomaali Ay Ku Jiraan

Ciidamadda Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga oo U Gurmaday Muhaajiriin Soomaali Ay Ku Jiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Laba maraakiib oo nooca  ganacsiga ah iyo Markabka  ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa ku baxay si ay gurmad ugu fidiyaan una soo badbaadiyaan  600 oo muhaajiriin ah kuwaasoo soo diray fariin ah in si deg deg ah loogu gurmado. Muhaajiriinta ayaa waxaa ay kasoo baxeen sabtigii aan kasoo gudubnay xeebaha dalka Liibiya sida ay shegtay wakaalada […]

- Advertisement -

Laba maraakiib oo nooca  ganacsiga ah iyo Markabka  ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa ku baxay si ay gurmad ugu fidiyaan una soo badbaadiyaan  600 oo muhaajiriin ah kuwaasoo soo diray fariin ah in si deg deg ah loogu gurmado.

Muhaajiriinta ayaa waxaa ay kasoo baxeen sabtigii aan kasoo gudubnay xeebaha dalka Liibiya sida ay shegtay wakaalada Wararka  Reuters.

- Advertisement -

Hawlgall-ka badbaadinta ee noocaan ah waa markii labaad mudo  laba maalmood, gudahooda loo sameyay tahriibiyaal kasoo baxay Libiya.

Todobadkii aan kasoo gudubnay, ayaa qiyaastii  300 oo waxaa ay isku soo dayeen in ay ugudbaan wadamaa Yurub, iyagoo isticmaalaya doomo Macmal ah.

Ciidanka Ilaalada xeebaha Talyaaniga ee Rome ayaa sheegay in maraakiibta badbaadinta ay lasoo hadleen dad saarnaa  ilaa lix doomo oo isticmaalayay telefoon satellite., oo ku suganaa meel qiyaastii 50 miles u jirta Xeebaha  Libya.

- Advertisement -

Ciidanka ilaalada xeebah dalka talyaaniga, ayaa waxaa ay shegeen in maalimihiin aan ka soo gudubnay ay wadeen, howgallo lagu badbaadinayo tahriibiyaash ka baxay wadamada qaarada Africa.

Latest stories