Dalsan Editor

Beesha Caalamka oo Maanta War kasoo saartay Doorashooyinkii ka dhacay Puntland

Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay doorashadii Golayaasha degaanka ee maalmo kahor ka dhacday degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ee dowlad Goboleedka Puntland, doorashooyinkaas...

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U Akhrinaya:-Xuseen Axmed Maxamuud {Washitoon]...

Madaxweyne Joe Biden oo socdaal ku gaaray Magaalada Rooma iyo ujeedkiisa

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray Magaalada Rooma, si uu uga qeybgalo shir madaxeedka G-20 ee looga hadlaayo arrimmaha canshuuraha oo ah ajeendaha ugu...

Qoorqoor “Cidna kama aqbaleyno inay hub sharci daro ku heysato tuulo ka tirsan Galmudug”

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa mar kale ka hadlay dagaaladii Cuslaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Guriceel, kaasi...

Guddiga Doorashada Somaliland oo soo saaray Jadwalka laba kursi oo Golaha Shacabka ah

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee kasoo...

Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 29/10/2021

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Waxiid  Cabdulaahi   Daahir Farsamadii:- Cabdu Wahaab...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu qabtay Guriceel?

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay shir guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Maamulkaas oo ka qabsoomay Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Shirkaas...

Must read