Dalsan Editor

Agab caafimaad oo lagu wareejiyay Maamulka Cisbitaalka Guriceel

Gudigga gurmadka Guriceel ee uu hore u magacaabay madaxwaynaha Galmudug ayaa shixnad Dawo ah oo ka kooban 3-diyaaradood ku wareejiyay Maamulka isbitaalka Istarliin ee...

Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 30-10-2021

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Maxamed Abdi Geedi Shiine Farsamadii:- C/Casiis...

Dowladda oo War kasoo saartay Dad Soomaali ah oo xarig wadareed loo geystay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saartay Dad Soomaali ah oo xarig wadareed loogu geystay Magaalada Caasimadda ah Ndola ee dalka Zambia, kuwaasi oo...

Lafta-gareen iyo Maamulka Xudur oo ka shiray furista Jidad ay xireen Al-shabaab

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada degmada Xudur ee Gobolka Bakool ku qaabilay Maamulka degmada Xudur. Maamulka Xudur...

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo Booqday Xeryo ay ku sugan yihiin Ciidamo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gelinkii dambe ee galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin Ciidamada Qalabka...

Maraakiib Shisheeye oo Kalluumeysi sharci darro ah ka wada Badda Soomaaliya

Qaar ka mid ah kalluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha Bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah...

Maxay salka ku haysaa xiisadda u dhexeeysa Dowladdaha France iyo Britain?

Dacwad oogayaasha France ayaa Jimcaha maanta ah amar ku bixiyay in maxkamad la soo taago kabtanka markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Britain kaasi...

Must read