Dalsan Editor

Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada puntland oo xirmay iyo Deni oo Khudbad ka jeediyay

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland  Gudoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiillada puntland kaas oo uu...

Habraaca Doorashada Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi oo lasoo saaray

Waxaa la shaaciyay Habraaca Doorashada Aqalka Hoose Gobolada waqooyi ee Soomaaliland oo si Wadajir ah ay u saareen Gudoomiyaha aqalka sare iyo Ra’iisul Wasaare...

Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka socda Shabeellaha hoose

Wararka aan ka helayno Gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal culus oo u dhexeeya Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo Dagaalamaayasha Al-shabaab uu halkaasi...

Madaxweynaha Puntland oo u jawaabay Madaxweyne Axmed Qoorqoor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  oo ka hadlayay furitaanka kalfadhiga 49aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa si dadban waxaa uu kaga hadlay...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday degaan ka tirsan Gobolka Bari

Wararka aan ka helayno deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ayaa ku warramaya in halkaasi saaka ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen,...

Galmudug oo qorshe ka dajisatay shacabkii ka barakacay Guriceel

Maamulka Galmudug ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan in magaalada Guriceel ay dib ugu soo celiyeen shacabkii ka qaxay ka dib dagaalkii khasaaraha dhaliyey...

Maxay tahay sababta loo xiray tobanaan qof oo ka tirsan kooxaha xagjirka ah ee Hinduuga?

Ciidamada Booliska Hindiya ayaa xir-xiray tobanaan qof oo intooda badan ka tirsan kooxaha xagjirka ah ee Hinduuga, ka dib markii ay dadka Muslimiinta ah...

Must read