HomeCaalamkaMaxay tahay sababta loo xiray tobanaan qof oo ka tirsan kooxaha xagjirka...

Maxay tahay sababta loo xiray tobanaan qof oo ka tirsan kooxaha xagjirka ah ee Hinduuga?

Date:

Related stories

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Ciidamada Booliska Hindiya ayaa xir-xiray tobanaan qof oo intooda badan ka tirsan kooxaha xagjirka ah ee Hinduuga, ka dib markii ay dadka Muslimiinta ah ka hor istaageen in magaalada Tripura ay ku tukadaan salaadii Jimcaha. Dhawaan ayay aheed markii  kooxahan ay dab qabadsiiyeen Masaajido, Guryo iyo dukaamo ay lahayeen Muslimiinta ku nool magaalada Tripura, kuwaa  […]

- Advertisement -

Ciidamada Booliska Hindiya ayaa xir-xiray tobanaan qof oo intooda badan ka tirsan kooxaha xagjirka ah ee Hinduuga, ka dib markii ay dadka Muslimiinta ah ka hor istaageen in magaalada Tripura ay ku tukadaan salaadii Jimcaha.

Dhawaan ayay aheed markii  kooxahan ay dab qabadsiiyeen Masaajido, Guryo iyo dukaamo ay lahayeen Muslimiinta ku nool magaalada Tripura, kuwaa  oo ay geysteen kooxaha Hinduuga xagjirka ah.

- Advertisement -

Warbaahinta Hindiya oo soo xiganeysa saraakiisha Booliska ka howl gallo magaalada Tripura, ayaa sheegtay in booliiska ay xireen ugu yaraan 30 qof, oo ka tirsan kooxaha xagjirka Hinduuga, kuwaa oo ku howlanaa waxyelleeynta  dadka Muslimiinta ah.

Latest stories