HomeCaalamkaMadaxweyne Joe Biden oo socdaal ku gaaray Magaalada Rooma iyo ujeedkiisa

Madaxweyne Joe Biden oo socdaal ku gaaray Magaalada Rooma iyo ujeedkiisa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray Magaalada Rooma, si uu uga qeybgalo shir madaxeedka G-20 ee looga hadlaayo arrimmaha canshuuraha oo ah ajeendaha ugu horeeya oo heer caalami ah. Madaxweynaha ayaa sidoo kale habeenka Axada ee soo socota u ambabixi doona Scotland, si uu uga qayb galo shirka cimilada ee Qaramada Midoobay. Mr Biden waxa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray Magaalada Rooma, si uu uga qeybgalo shir madaxeedka G-20 ee looga hadlaayo arrimmaha canshuuraha oo ah ajeendaha ugu horeeya oo heer caalami ah.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale habeenka Axada ee soo socota u ambabixi doona Scotland, si uu uga qayb galo shirka cimilada ee Qaramada Midoobay.

- Advertisement -

Mr Biden waxa uu isku dayi doonaa in uu gudbiyo  fariinta ah in Maraykanku uu dib ugu soo laabtay dadaalka loogu jiro wax ka qabashada isbadalka cimilada, ka dib markii madaxweynihii ka horeeyay ee Donald Trump uu ka baxay heshiiskii cimilada ee Paris.

Safarkaan, ayaa ka dambeeyay kulan uu Madaxweynuhu la kulmay  xubnaha dimoqraadiga ,wuxuuna ka codsaday in la taageeraan qorshayaashiisa sharci eek u aadan ka qeybgalka labada shir madaxeed ee ka dhacay Rooma iyo Scotland.

Latest stories