Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Baay iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo socday muddo dhow...

Joe Biden oo Eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne Donald Trump

Madaxweynaha Cusub ee loo doortay dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maamulka Trump ku eedeeyey inuu ku fashilmay tallaalka si wakhtigi looga tala-galay lagu gaarsiiyo...

Waddo ku taalla Gobolka Hiiraan oo cabsi darteed u Go’day

Saacadihii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacay weeraro geystay khasaaro isugu dhimasho iyo dhaawac iyo dilal qorsheysan oo ay...

Maxamed Ibraahim Macalimuu oo War kasoo saaray xilka loo magacaabay

Afhyeenka Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ka hadlay xilkii shalay uu u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble. Qoraal uu...

Goobaha Ganacsiga Magaalada Laascaanood oo hal arrin u xiran

Wararka Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyno Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Maanta Xarumaha Ganacsiga ee ku yaalla...

Dib u dhac markale u yimid Shirka sanadlaha ee Machadka Hiratage ee Garoowe

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu waday inuu ka furmo Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka...

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay Magaalada Garoowe kulan gaar ah kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh...

Must read