Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Madaxweynaha Puntland oo War kasoo saaray geeridii Axmed Dowlad

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaayay magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Maamulka ayaa  waxa uu ka tacsiyeeyay geerida Alle naxariistii Wasiirkii...

Shirka sanadlaha ee Machadka Hiratage oo Maanta ka furmaya Garoowe

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo Shirka Madasha Aragti Wadaagga...

Wasiir ka tirsanaa Maamulka Puntland oo xalay geeriyooday

Waxaa xalay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cabdilaahi Yuusuf dowlad, sida aan...

Faah faahin:-Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar habeenkii xalay aheyd ka dhacay waddo xiriirisa degmada Mataan iyo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,...

Ciidamada Itoobiya oo helay Gantaalo dhowr ah oo u qarsanaa Tigree-ga

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen 13 gantaal oo lagu qariyay baqaar si gaar ah loo leeyahay oo ku yaala magaalada Mekelle ee...

Dagaal sababay Dhimasho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay Bakool

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab oo Maanta ka dhacay deegaan ka tirsan...

Dil labaad oo ka dhacay degaan ka tirsan Hiiraan iyo faah faahin laga helay

Wararka aan ka heleyno deegaan hoostega degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in gabal-dhicii galabta halkaas lagu dilay Nin la sheegay...

Must read