Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Rooble oo Maanta Mas’uul Cusub magacaabay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Goordhow Magacaabay Agaasimaha Cusub ee Habmaamuuska Xafiiskiisa. Wareegto kasoo baxay Xafiiska Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa...

Madaxweynaha Puntland oo Guddi ka kooban 5-xubnood magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddi u magacaabay aaska Qaranka ee loo samaynaayo Alle naxariistii Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray la-dagaalanka Musuq-maasuqa

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyada Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Maxamed Maxamud (Caana Boore) ayaa kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha...

Dowladdaha Ingiriiska iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Cusub

Dowladaha Turkiga iyo Inrigiiska ayaa shaaciyey in ay kala saxiixdeen heshiiska ganacsiga xorta ah, iyada oo Magaalada London u diyaar garoobeyso in ay dhamaadka...

Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta oo kulankii 12-aad ee kal-fadhiga 1-aad ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasi oo...

Kulan laga yeeshay Ciyaarta Fiinaalka ee Gobolka Banaadir iyo Galmudug

Maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa Maanta kulan ka yeeshay Ciyaarta Fiinaalka ee tartanka maamul...

Banaanbax looga horjeedo weerarkii Ciyaartoyda KGS oo ka socda Baydhaba

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa waxaa goordhow ka bilowday Banaanbax xoogan oo ay dhigayaan dadka deegaanka Magaaladaas. Boqolaal...

Must read