Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta daah-furay Shir dib u heshiisiineed

Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta Magaalad Jowhar ka daahfuray Shirka nabadeynta iyo dib u heshiisiinta beelo walaalo ah oo colaad...

Xildhibaan dhawaan la doortay oo u geeriyooday Cudurka Coronavirus

Xildhibaan dhowaan la doortay ayaa u geeriyooday Covid-19 - waa qofkii ugu horreeyay ee ka tirsan Kongareeska Mareykanka oo u dhinta cudurka. Luke Letlow, oo...

Qoorqoor oo shaaciyay inuu bilaabay xalinta tabashooyinka Doorashada

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay inuu bilaabay dadaalo kala duwan oo lagu xalinayo tabashooyinka la xiriira hannaanka doorashada dalka...

Xasan Sheekh oo Baaq u diray Madaxda Dowladda iyo M/Goboleedyada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Madasha Aragti-Wadaagga ee ka socad Magaalada Garoowe, isagoo ka...

Waqtiga lasoo gaba-gabeeynayo Howlgalka QM ee Suudaan oo la shaaciyay

Howlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee Gobolka Darfur (UNAMID) ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo 31-ka bishaan ka dib muddo 13 sano ah...

Shirka sanadlaha ee Machadka Hiratage  oo ka furmay Garoowe

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa daqiiqado kahor ka furmay Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka Hiratage oo markii ugu horreeyay...

Xildhibaanada waqtigooda dhammaaday oo Maanta ansixiyay heshiisyo Caalami ah

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xil-siigaarsiinta ah ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeesheen Xarunta Villa...

Must read