HomeCaalamkaDowladdaha Ingiriiska iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Cusub

Dowladdaha Ingiriiska iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis Cusub

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladaha Turkiga iyo Inrigiiska ayaa shaaciyey in ay kala saxiixdeen heshiiska ganacsiga xorta ah, iyada oo Magaalada London u diyaar garoobeyso in ay dhamaadka bishan si rasmi ah uga baxdo Midowga Yurub. Heshiiskan oo dhaqan geli doona 1-da bisha Janaayo 2021 ayaa kor u qaadi doona ganacsiga labada dhinac ka dhexeeya oo sannadkii 2019-kii ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Turkiga iyo Inrigiiska ayaa shaaciyey in ay kala saxiixdeen heshiiska ganacsiga xorta ah, iyada oo Magaalada London u diyaar garoobeyso in ay dhamaadka bishan si rasmi ah uga baxdo Midowga Yurub.

Heshiiskan oo dhaqan geli doona 1-da bisha Janaayo 2021 ayaa kor u qaadi doona ganacsiga labada dhinac ka dhexeeya oo sannadkii 2019-kii ka badnaa $25 billion oo dollar.

- Advertisement -

Heshiiska labada dal ayaa yimid maalmo un kadib markii UK iyo Midowga Yurub ay heshiis buuxa ka gaareen inay kala furtaan kadib wada-hadallo socday sanado.

Dowladda Ingiriiska ayaa diyaar garoowii ugu dambeeyay ugu jira sidii ay si rasmi ah uga bixi laheyd Midowga Yurub,  isla markaana waxaa la qorsheeyay in heshiiska Cusub ee Turkiga iyo UK uu ka dhaqan geli doono 1-da bisha Janaayo 2021.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts