HomeCaalamkaJoe Biden oo Eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne Donald Trump

Joe Biden oo Eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne Donald Trump

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Cusub ee loo doortay dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maamulka Trump ku eedeeyey inuu ku fashilmay tallaalka si wakhtigi looga tala-galay lagu gaarsiiyo shacabka Mareykanka. Biden wuxuu intaasi ku daray maamulka Trump inuu horay u sheegay ilaa iyo dhammaadka bishan December inuu tallaalayo 20 malyan oo muwaaddiniinta Mareykanka ah. Balse ilaa iyo hadda waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Cusub ee loo doortay dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maamulka Trump ku eedeeyey inuu ku fashilmay tallaalka si wakhtigi looga tala-galay lagu gaarsiiyo shacabka Mareykanka.

Biden wuxuu intaasi ku daray maamulka Trump inuu horay u sheegay ilaa iyo dhammaadka bishan December inuu tallaalayo 20 malyan oo muwaaddiniinta Mareykanka ah.

- Advertisement -

Balse ilaa iyo hadda waxaa tallaal helay wax aan ka badneen 2.1 malyan oo qof, sida ay sheegtay xaruunta ka hortagga iyo xakameynta cudurrada ee dalkaasi Mareykanka.

Wuxuuna sheegay xilka marka loo dhaariyo inuu ka shaqeyn doono sidi wax badan oo khaldamay waddada saxda ah uu ugu soo celin lahaa.

Madaxweyne Trump oo Mr Biden jawaab u soo mariyey bartiisa Twitterkana wuxuu sheegay in dowladda dhexe ay tallaalkii loo baahnaa gobollada dalka Mareykanka oo dhan ay gaarsiisay balse ay gobollada ku guul darreysteen tallaalka iney muwaaddiniinta gaarsiiyaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts