HomeWararDagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Baay iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Baay iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo socday muddo dhow saacad ah, sida aan wararka ku helnay. Dagaalkaas ayaa ka dhacay degmada Diinsoor ee Baay, waxaana uu ka dambeeyay ka gadaal markii rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo socday muddo dhow saacad ah, sida aan wararka ku helnay.

Dagaalkaas ayaa ka dhacay degmada Diinsoor ee Baay, waxaana uu ka dambeeyay ka gadaal markii rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin halkaas.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac ayaa ka dhashay dagaalkii ka dhacay degmada Diinsoor, waxaana dagaalkaas ka hadlay Al-shabaab oo war ku faafiyay barahooda qadka.

Weerar dhacay ayey Shabaab sheegeen inay ku dileen 4 Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka, isla markaana uu ku jiray Sarkaal ay tilmaameen inuu Caan ka ahaa Gobolka Baay.

Shabaab ayaa magaca Sarkaalka kusoo gaabiyay Garruun, waxaana ay intaas ay kusii dareen inay ka forteen qori Ak-47 iyo booshkii u xirnaa, waa sida hadalka ay u dhigeen Al-shabaab.

- Advertisement -

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidanka dowladda iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo ku aadan weerarkii ka dhacay degmada Diinsoor, waxaana uu weerarkaas kusoo aadaya, iyadoo shalay dagaal geystay khasaaro kala duwan uu Ciidanka dowladda iyo Al-shabaab ku dhexmaray Gobolka Bakool.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts