Ilhaan

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

Roob mahiigaan ah oo si xooggan uga da’ay magaalada Muqdisho habeenkii xalay ayaa sababay daadad xooggan oo geystay khasaare naf iyo maal leh, iyadoo...

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee ka taagan Soomaaliya, isagoo...

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

Samiira Ducaale waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay kuna soo barbaartay dalka Ingiriiska (UK). Waxa ay ka mid tahay dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxa ay naafo ka tahay maqalka....

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

kulanka 11-aad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay...

Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in faahfaahinta qorshe cusub oo la xiriira Marinka Qasa lagu dhawaaqi doono 24 saac gudahood, iyadoo wararka hordhaca...

DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday qorshe ay ku dooneyso in maamul-goboleed cusub looga dhiso Jubbaland, kaas oo noqon doona mid ka madax-bannaan...

“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”

Maxamed Wahiid, oo deggen magaalada Muzaffarabad ee Kashmir-ta ay Pakistan maamusho, ayaa hurdada laga toosiyay kadib markii qaraxyo xoog leh ay gilgileen xaafaddiisa subaxnimadii...

Must read