Ilhaan

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

Wararka laga helayo deegaanka Koogaar (loogu yeero sidoo kale Burdheere), oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa xaqiijinaya in saaka waaberigii...

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay “wadahadal toos ah” oo lala yeesho Ukraine, iyadoo la qorsheeyay in kulanku dhaco...

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu 15-ka May yeesho kulan gaar ah oo muhiim ah, kaas oo diiradda lagu saarayo...

Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal

Ka dib afar maalmood oo ay jireen dagaallo culus oo ka dhacay xadka ay wadaagaan, Hindiya iyo Pakistan ayaa si lama filaan ah ugu...

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed...

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta Golaha. Sida uu sheegay...

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar ay laba toddobaad ka...

Must read