HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay ee dagaalka deegaanka Tukaraq

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee dagaalka deegaanka Tukaraq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa dagaal culus uu ka qarxay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool kaa soo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo kuwa Maamulka Soomaaliland. Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo saaka weerar ku qaaday saldhig ciidamada Soomaaliland ay ku leeyihin duleedka deegaankaasi ayaa  lagu soo waramayaa inuu  iskiis u istaagay dagaalkii saaka dhexmaray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa dagaal culus uu ka qarxay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool kaa soo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo kuwa Maamulka Soomaaliland.

Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo saaka weerar ku qaaday saldhig ciidamada Soomaaliland ay ku leeyihin duleedka deegaankaasi ayaa  lagu soo waramayaa inuu  iskiis u istaagay dagaalkii saaka dhexmaray ciidamada Puntland iyo Soomaaliland.

- Advertisement -

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa labada dhinac soo kala gaaray sida ay sheegayaan dadka deegaanka wallow aan sirasmi ah loo ogeyn khasaaraha uu geystay,waxana hadda lagu soo waramaya in uu istaagay dagaalkii.

Weli saan saan colaadeed ayaa halkaasi lag dareemayaa,waxana ku sugan Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland,welina labada dhinac dagaalkaas kama hadlin.

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo Qiyaastii 86km u jira Magaalada ayaa 8 Bishaan waxaa dagaal kula wareegay ciidamada Maamulka Soomaaliland waxaana intaas wixii ka dambeeyay socday Guluf colaadeed oo ay labada dhinac wadeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts