HomeWararDEG DEG:-Dagaal Culus oo ka socda deegaanka Tukaraq

DEG DEG:-Dagaal Culus oo ka socda deegaanka Tukaraq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamo kala taabacsan Maamulada puntland iyo Soomaaliland. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xalay Saqdii dhexe  ay duleedka deegaanka Tukaraq gaareen ciidamo uu hogaaminayay Madaxweyne ku xigeenka puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey kuwaas oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamo kala taabacsan Maamulada puntland iyo Soomaaliland.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii xalay Saqdii dhexe  ay duleedka deegaanka Tukaraq gaareen ciidamo uu hogaaminayay Madaxweyne ku xigeenka puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey kuwaas oo doonayay in ay Gudaha u galaan deegaanka Tukaraq oo ay ku sugan yihiin ciidamada Soomaaliland.

- Advertisement -

Dadka deegaanka Tukaraq ayaa waxa ay sheegeen in dagaalka ay labada dhinac isku adeegsanayaan Hubka noocyadiisa kala duwan kaas oo inta badan laga maqlayo deegaanka tukaraq iyo tuulooyinka hoostaga.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay dagalkaas,waxana la maqlayaa jugta hubka ay isku ridayaan labada dhinac ee Soomaaliland iyo Puntland.

Faah faahinta Warkaan kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts