HomeWararDoorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta ka dhaceysa Jowhar

Doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta ka dhaceysa Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maalinta Berito ah oo Aaxad ah kuna beegan 28/1/2017 ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ay ka dhacdo doorashada Kursiga Xildhibaanimo ee uu waayay Taliyihii Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe. Doorashada Kursigaas ayaa waxaa ku tartami doono lix Xubnood oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii Hore ee Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalinta Berito ah oo Aaxad ah kuna beegan 28/1/2017 ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ay ka dhacdo doorashada Kursiga Xildhibaanimo ee uu waayay Taliyihii Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

Doorashada Kursigaas ayaa waxaa ku tartami doono lix Xubnood oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii Hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo Taliyihii Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

- Advertisement -

Gudiga doorashooyinka Madaxa Banaan ayaa waxa ay sheegeen in doorashadaas ay la socdaan isla markaana ay sicadaalad ah ku dhici doonto.

Doorashadaan Xubinta Golaha Shacabka ah ayaa ah mid xasasi ah,waxaana xiiso u yeelaya taliyihii hore ee Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabddullaahi Cosoble.

Lixda Musharax ee manta ku tartamaya doorashada xubin ka mid ah Golaha Shacabka Magacyadooda Hoos Ka Akhriso.

- Advertisement -

1:- Cali Cabdullaahi Cosoble

2:- Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe

3:- Nuur Iidow Beyle

4:- Xuseen Axmed Geelle

5:- Dahabo Xasan Axmed

6:-Dahir Cabdulle Cawaale

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts