HomeWararDEG DEG:-Kaaliyihii Maxkamada Degmada Walaweyn oo Goordhow la dilay

DEG DEG:-Kaaliyihii Maxkamada Degmada Walaweyn oo Goordhow la dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka nagasoo gaaraya degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow degmadaas lagu dilay Kaaliyihii Maxkamada Degmada Walaweyn. Dilka Kaaliyaha ayaa waxaa Dalsan u xaqiijiyay Gudoomiye ku xigeenka degmadaas,waxaana la sheegay in gurigiisa hortiisa ay Kooxo hubeysan ku dileen Kaaliyaha oo lagu Magacaabi jiray Maxamed jacfar Axmed. Kooxdii ka dambeysay dilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka nagasoo gaaraya degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow degmadaas lagu dilay Kaaliyihii Maxkamada Degmada Walaweyn.

Dilka Kaaliyaha ayaa waxaa Dalsan u xaqiijiyay Gudoomiye ku xigeenka degmadaas,waxaana la sheegay in gurigiisa hortiisa ay Kooxo hubeysan ku dileen Kaaliyaha oo lagu Magacaabi jiray Maxamed jacfar Axmed.

- Advertisement -

Kooxdii ka dambeysay dilka Kaaliyaha ayaa Goobta ka baxsatay,waxana hadda socda baaritaano ay sameynayaan ciidamada booliiska degmada Walaweyn.

Faah fahinta goordhow kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts