HomeWararCiidamo ka tirsan Puntland oo Boosaaso lagu dilay

Ciidamo ka tirsan Puntland oo Boosaaso lagu dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayan in Maanta halkaasi lagu dilay laba Askari oo ka mid ah kuwa Canshuurta qaada xili ay ku sugnaayeen suuqa Boosaaso. Kooxo ku hubeysan Bustoolado ayaa la sheegay in labada Askari oo ka tirsanaa kuwa Canshuurta qaada ay si gaadmo ah ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayan in Maanta halkaasi lagu dilay laba Askari oo ka mid ah kuwa Canshuurta qaada xili ay ku sugnaayeen suuqa Boosaaso.

Kooxo ku hubeysan Bustoolado ayaa la sheegay in labada Askari oo ka tirsanaa kuwa Canshuurta qaada ay si gaadmo ah ku toogteen iyaga oo Goobta ka baxsaday.

- Advertisement -

Maydka labada Marxuum, ayaa la geeyay Cisbitaalka wayn ee magaalada Boosaaso, halkaas oo ay tageen ehelada Askarta la dilay.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Puntlnd ayaa Goobta uu dilka ka dhacay gaaray kuwaas oo sameeyay baaritaano wallow asyan ku guuleysan in ay qabtaan dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Sidoo kale waxaa horay u jiray in dhowr habeen Saldhigyo ciidan oo ku yaalla Boosaaso Bamgacmeedyo lagu weeraray wallow aysan khasaaro geysan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts