HomeWararSawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta oo booqday Xerada Wiilasha ee Xero Agoon

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Asluubta oo booqday Xerada Wiilasha ee Xero Agoon

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta ayaa Maanta booqday xarunta Wiilasha ee xero kacaan ee deegaanka lafoole Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliye Xuseen Xasan Cismaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhawaan ladayac tiri doono xarunta Wiilasha ee Xero Agoon deegaanka Lafoole ee Shabeellaha Hoose. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta ayaa Maanta booqday xarunta Wiilasha ee xero kacaan ee deegaanka lafoole Gobolka Shabeellaha Hoose.

Taliye Xuseen Xasan Cismaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhawaan ladayac tiri doono xarunta Wiilasha ee Xero Agoon deegaanka Lafoole ee Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay taliyaha inuu  wado dadaalo wax loogu qabanayo xarumaha ciidanka asluubta si dib-udhis loogu sameeyo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts