HomeWararAl-Shabaab oo sheegtay dil Maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso

Al-Shabaab oo sheegtay dil Maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duhurnimadii Maanta ayaa rag ku hubeysnaa Bustoolado waxa ay Bartamaha Magaalada Boosaaso ku toogteen laba Askari oo ka mid ah kuwa Cabshuurta qaada ee Maamulka Puntland. Raggii ka dambeeyay dilka labada Askari ayaa Goobta ka baxsaday sida ay sheegeen dadka Boosaaso,waxaana dilka Askartaas masuuliyadeeda sheegtay Al-Shabaab. War Qoraal ah oo ka soo baxay Al-Shabaab ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duhurnimadii Maanta ayaa rag ku hubeysnaa Bustoolado waxa ay Bartamaha Magaalada Boosaaso ku toogteen laba Askari oo ka mid ah kuwa Cabshuurta qaada ee Maamulka Puntland.

Raggii ka dambeeyay dilka labada Askari ayaa Goobta ka baxsaday sida ay sheegeen dadka Boosaaso,waxaana dilka Askartaas masuuliyadeeda sheegtay Al-Shabaab.

- Advertisement -

War Qoraal ah oo ka soo baxay Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in dilka Askartaas ay iyagu ka dambeeyen isla markaana ay sii beegsan doonaan Ciidamada Puntland.

Weli Puntland dhankooda kama hadlin weerarka lagu dilay Ciidamada ka tirsan waaxda Canshuuraha dowladda Hoose ee Magaalada Boosaaso puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts