HomeWarar(Dhageyso): Caawi Hooyadan la dhibaataysan xanuun haya Wiilkeeda oo yar+Sawiro

(Dhageyso): Caawi Hooyadan la dhibaataysan xanuun haya Wiilkeeda oo yar+Sawiro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hooyo Dahabo Macow Maxamuud ayaa nagu soo booqatay Xarunta dhexe ee Dalsan, waxayna naga codsatay inaan Ummadda Muxsiniinta u gudbino Xanuunka haya wiilkeeda, Xuseen Xasan Maxamed. Wiilkaasi oo 4-jir ah ayaa waxa haya xanuun wax looga qaban waayey Isbitaalladda ku yaalla magaalladda Muqdisho. Hooyo Dahabo waxay sheegtay inuu Wiilkeeda balarays noqday isagoo dhowr bilood jir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hooyo Dahabo Macow Maxamuud ayaa nagu soo booqatay Xarunta dhexe ee Dalsan, waxayna naga codsatay inaan Ummadda Muxsiniinta u gudbino Xanuunka haya wiilkeeda, Xuseen Xasan Maxamed.

Wiilkaasi oo 4-jir ah ayaa waxa haya xanuun wax looga qaban waayey Isbitaalladda ku yaalla magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

Hooyo Dahabo waxay sheegtay inuu Wiilkeeda balarays noqday isagoo dhowr bilood jir ahaa, waxayna sheegtay inuusan awoodi Karin inuu fariisto ama socdo.

Waxay kaloo tilmaamtay inuusan Wiilkeeda ceshan Karin Qoortiisa oo hadba dhinac u liicaysa.

Dhakhaatiirta arkay ilmaheeda waxay muujiyeen inaan Wiilkeeda lagu daaweyn Karin Isbitaalladda ku yaalla gudaha Somalia, loona baahan yahay in dibedda caafimaad loogu qaado.

- Advertisement -

Hooyo Dahabo  Macow oo ka soo jeeda Qoys Sabool ah waxay sheegtay inuusan saygeeda awoodi Karin Kharajka Caafimaadka ee Wiilkooda loogu qaadi lahaa Dalalka dibedda, si loogu soo daaweeyo.

Ugu dambeyntii, waxay DFS, Hay’addaha Samafalka, Ganacsatada  iyo Dadka Muxsiniinta ee Islaamka ah si naxariis leh uga codsatay inay Taageero ka siiyaan sidii Wiilkeeda Daaweyn Dibedda loogu qaadi lahaa.

Haddaba, ciddii doonaysaa inay caawiyaan Hooyadaa dhibaataysan waxay kala soo xiriir karaan Mobaylkeeda oo tirsigiisu yahay 061-5621848

Hoos Ka Dhageyso Warbixin uu ka diyaariyay Wariye Cabdi Naasir Socdaa kana Daawo Sawirrada

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts