HomeWararDiyaaradaha Mareykanka oo Galabta Duqeyn ka fuliyay G/Jubbada Hoose

Diyaaradaha Mareykanka oo Galabta Duqeyn ka fuliyay G/Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka ayaa markale laba Maalin oo xiriir ah waxa ay Galabta duqeyn ka fuliyeen deegaano ka mid ah Koonfurta Soomaaliya. War Qoraal ah oo ka soo baxay taliska Ciidamada Mareykanka ee (AFRICOM)  ayaa waxa ay ku sheegeen in duqeyntaas laga fuliyay tuulo u dhow deegaanka Sanguuni ee duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka ayaa markale laba Maalin oo xiriir ah waxa ay Galabta duqeyn ka fuliyeen deegaano ka mid ah Koonfurta Soomaaliya.

War Qoraal ah oo ka soo baxay taliska Ciidamada Mareykanka ee (AFRICOM)  ayaa waxa ay ku sheegeen in duqeyntaas laga fuliyay tuulo u dhow deegaanka Sanguuni ee duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Sidoo kale Warkaan ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntaas uu ku geeriyooday hal dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab kuna sugnaa Goobtii la duqeeyay.

Dadka deegaanka qaarkood ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in ay maqleen Galabta dhawaqa duqeynta balse aysan xaqiijin Karin khasaaraha u geystay dhankoodana ay casbi dareemeen.

Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump

- Advertisement -

ayaa waxa kordhay duqeynta uu Mareykanka ka fulinayo Soomaaliya, waxana duqeyntaan ay ku soo aadeysaa xili xalay Saqdii dhexe duqeyn laga fuliyay deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts