HomeWararSawirro:-Axmed Madoobe"Cadawga kaliya ee Ummadda waa lama dhaafaan"

Sawirro:-Axmed Madoobe”Cadawga kaliya ee Ummadda waa lama dhaafaan”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa manta shir gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirada Jubbaland. Kulankan waxaa lagaga hadlay dar dar galinta hawlgalada amaanka iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada. Ugu horayn Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa golaha u sharaxay Safarkii dhawaan uu ku tagay Magaalada Muqdisho iyo heshiiskii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa manta shir gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirada Jubbaland.

Kulankan waxaa lagaga hadlay dar dar galinta hawlgalada amaanka iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

- Advertisement -

Ugu horayn Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa golaha u sharaxay Safarkii dhawaan uu ku tagay Magaalada Muqdisho iyo heshiiskii madaxda Soomaalidu ay ku gaareen in meel looga soo wada jeesto dagaalka Al-Shabaab.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in cadawga kaliyah ee Nolosha u diidan umada ay lama dhaafan tahay in lala diriro oo la iska dulqaado.

Waxaa uu sheegay in uu socdo abaabul xoog leh oo lagu bilaabayo hawlgal kama danbays ah oo dalka oo dhan laga samayn doono si Argagixisada loo wiiqo.

- Advertisement -

Dhinaca kale Wasiirka Amniga Mudane Cabdirashiid Janan oo waayadan hawlo shaqo ugu maqnaa gobolka Gedo ayaa faah faahiyay sida ay tahay xaalada gobolka gaar ahaan diyaar garoowga la xiriira hawlgalada dhawaan bilaabanaya.

Wasiirku wuxuu hoosta ka xariiqay in shacabka ay diyaar u yihiin in ay qaybtooda ka qaatan nabadaynta wadanka isla markana ay ka go’antahay sidii nabad waarta lagu heli lahaa.

Golahu wuxuu amaanay Shacabka deegaanka ee garab taagan Ciidamada isla markana diyaarka u ah in ay naftooda u huraan xoraynta dalkooda.

Taliyayaasha Ciidamada ayuu golahu ku booriyay in ay laban laaban adkaynta nabadgalyada Magaalooyinka mudada hawlgaladu ay socdaan.

………….DHAMAAAD……….

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts