HomeWararMid ka mid ah Golaha Wasiirada oo Maanta hortegi doona Baarlaamaanka Soomaaliya

Mid ka mid ah Golaha Wasiirada oo Maanta hortegi doona Baarlaamaanka Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa in Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ay ku yeeshan kulankoodii caadiga ahaa. Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay in ay Kulanka Maanta ka soo qeyb galaan. Ajendaha Kulanka Maanta ayaa noqon doona Akhrinta Koowaad Hindise Sharciyeedka Kheyraadka Biyaha. Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Saalim Caliyoow Ibroow […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa in Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ay ku yeeshan kulankoodii caadiga ahaa.

Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay in ay Kulanka Maanta ka soo qeyb galaan.

- Advertisement -

Ajendaha Kulanka Maanta ayaa noqon doona Akhrinta Koowaad Hindise Sharciyeedka Kheyraadka Biyaha.

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Saalim Caliyoow Ibroow ayaa Baarlamaanka ka hor akhrin doona muhiimada Hindise Sharciyeedkaan.

Intaasi kadib xildhibaanada ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiiban doona Hindise Sharciyeedkan iyo hadii isbedel lagu sameynayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts