HomeWararDhageyso:-Shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada xal ma u noqday khilaafkii...

Dhageyso:-Shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada xal ma u noqday khilaafkii ka dhaxeeyay?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shalay Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirka Madaxda Dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada kaas oo ujeedka loo qabtay uu ahaa in xal laga gaaro khilaaf u dhaxeeyay Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul goboledyada. Hadaba shirkaas maxaa qorsho ah oo ka soo baxay iyo sababahii ugu weeynaa uu u dhaafay waqtigii loogu tlo galay Su’aalahaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirka Madaxda Dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada kaas oo ujeedka loo qabtay uu ahaa in xal laga gaaro khilaaf u dhaxeeyay Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul goboledyada.

Hadaba shirkaas maxaa qorsho ah oo ka soo baxay iyo sababahii ugu weeynaa uu u dhaafay waqtigii loogu tlo galay Su’aalahaas iyo Su’aalo kale waxaa ka jawaabaya Siyaasiga Axmed Salaad Ow-Aadan.

- Advertisement -

Siyaasiga ayaa ku tilmaamay qodobada ka soo baxay shirka iyo inta uu socday wqtigiisa faraha badan in uusan aheyn mid Shacabku sida ay filayeen u soo baxay.

Waxa uu sheegay in arrintaan ay sabab u tahay Ajendayaal gaar ah oo u yaallay Madaxda Maamul Goboleedyada taas oo waqtiga sii dheereysay ugu dambeena waxyaabihii ka soo baxay ay noqdeen wax aan la filaneyn.

Sidoo kale waxa uu hadlkiisa intaas ku daray in cadaadis iyo dhibaatooyin soo wajahay Madaxda Dowlad Goboleedyada uu shirkaan ku yimid kuwaas oo dowladda Soomaaliya ku eedeynayay in ay masuul ka tahay laakin weli Madaxdu sayan shaacin in ay ka heshiiyeen khilaafkii jiray.

- Advertisement -

Gaba gabadii waxa uu sheegay in sidoo kale aan xal laga gaarin khilaafkii ka dhashay xilka qaadistii xaaf iyo mooshinka Siyaasaded ee ku  socda Shariif Xasan taas oo cadeneysa in shirku uu yahay mid fashil ku dhamaaday.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Siyaasiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts