HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay ka qeyb qaadashada la dagaalanka Al-Shabaab

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay ka qeyb qaadashada la dagaalanka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Maxamed Cabdulalahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda dalka Guud ahaan ay isla qaateen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab in siwadajir ah looga wada qeyb qaato. Waxa uu sheegay in hessiiskii amni ay wada gaareen Dowladda iyo madaxda Maamul goboleedyada dhanka amniga in ay ficil u bedelaan. Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay […]

- Advertisement -

Maxamed Cabdulalahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda dalka Guud ahaan ay isla qaateen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab in siwadajir ah looga wada qeyb qaato.

Waxa uu sheegay in hessiiskii amni ay wada gaareen Dowladda iyo madaxda Maamul goboleedyada dhanka amniga in ay ficil u bedelaan.

- Advertisement -

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay Guud ahaan ka qeyb qaataan dagaalkaas ka dhanka ah Al-Shabaab.

“Dhalinyarda Somaaliyeed waa in ay ka qeyb qaataan xoreynta dalka, hooyooyinka waa in ay Caanaha iyo Biyaha ka daba qaadaan ciidanka, Culumada waa in ay ku baraarujiyaan shacabkeena Soomaaliyeed in Al-Shabaab wax raad ah ku laheyn Diinta, Abwaaniinta Soomaaliyeedna dhankooda ay ka wadaan guubaabada ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo”

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories