HomeWararDhageyso:Dagaalame katirsanaa Daacish oo isku dhiibay Ciidanka Puntland

Dhageyso:Dagaalame katirsanaa Daacish oo isku dhiibay Ciidanka Puntland

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

wararka laga helayo Gobolka Barri ayaa sheegaya in ciidanka Puntland uu isku soo dhiibay dagaalame katirsanaa Kooxda Daacish,saraakiisha ciidanka maamulkaas ayaa xaqiijiyay in sarkaalkaas uu gacantooda ku jiro. Taliyaha Ururka Koowaad ee Guutada horseed ee Ciiidanka Puntland Axmed Maxamed Yuusuf  ayaa sheegay in sarkaalkaa isi soo dhiibay uu katirsanaa Kooxda ka dagaalanto deeganada Puntland ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

wararka laga helayo Gobolka Barri ayaa sheegaya in ciidanka Puntland uu isku soo dhiibay dagaalame katirsanaa Kooxda Daacish,saraakiisha ciidanka maamulkaas ayaa xaqiijiyay in sarkaalkaas uu gacantooda ku jiro.

Taliyaha Ururka Koowaad ee Guutada horseed ee Ciiidanka Puntland Axmed Maxamed Yuusuf  ayaa sheegay in sarkaalkaa isi soo dhiibay uu katirsanaa Kooxda ka dagaalanto deeganada Puntland ee sheegatay in ay xiriir la leeyihiin ISIS.

- Advertisement -

Taliyaha oo wareysi siiyay VOA-da ayaa ka sheekeeyay dagaalka ay kula jiraan Kooxdaasi oo uu sheegay in aysan awood badan kulaheen deegaanadaasi oo ay kujiraan Buuraleyda Gal-Gala

Halkan ka dhageyso Taliye Axmed Maxamed Yuusuf :

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts