HomeWararC/Fataax Shaaweey oo loomagacaabay Agaasime kuxigeenka Hey'ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

C/Fataax Shaaweey oo loomagacaabay Agaasime kuxigeenka Hey’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Xukuumada Federaalka Maxamed Abuukar Isloow “Ducaale” ayaa soo saaray wareegto oo uu ku magacaabay Agaasimaha Hey’ada Socdaalka iyo Jimnsiyadaha C/fataax Shaaweeye taa oo soo baxday 23-kii bishii April. Marka la eego taariikhda warqada magacaabista ku qoran ayaa waxaa muuqanaya in 10-cisho ka hor magacaabistasi ay soo baxday balse maanta ay heshay warbahainta. C/fataax […]

- Advertisement -

Wasiirka Amniga Xukuumada Federaalka Maxamed Abuukar Isloow “Ducaale” ayaa soo saaray wareegto oo uu ku magacaabay Agaasimaha Hey’ada Socdaalka iyo Jimnsiyadaha C/fataax Shaaweeye taa oo soo baxday 23-kii bishii April.

Marka la eego taariikhda warqada magacaabista ku qoran ayaa waxaa muuqanaya in 10-cisho ka hor magacaabistasi ay soo baxday balse maanta ay heshay warbahainta.

- Advertisement -

C/fataax shaaweeye ayaa soo qobtay xilal kala duwan,waxaana hadda inta aan xilkaan cusub loo magacaabin ahaa Taliye kuxigeenka Hey’ada NISA ee Gobolka Banaadir.

halkaan ka qriso warqada magacaabista C/fataax shaaweeye:

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories