HomeWararIGAD oo ka qeyb-qaadaneesa Dibu Heshiisiinta Galmudug iyo Ahlusuna

IGAD oo ka qeyb-qaadaneesa Dibu Heshiisiinta Galmudug iyo Ahlusuna

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ururka IGAD ayaa aqbalay codsi uga yimid dowlada federalka kaasoo ahaa inay ka qeybqaadato fududeynta wadahadalada dib u heshiisiinta ee maamul goboleedka Galmudug iyo Ahlu Sunna. Qoraalkan ayaa waxaa  ku saxiixnaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra’iisal wasaaraha dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Keynaan oo ku taariiqeysneyd 27/04/2017 ayaa loo direy urur goboleedka IGAD kaasoo loogaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka IGAD ayaa aqbalay codsi uga yimid dowlada federalka kaasoo ahaa inay ka qeybqaadato fududeynta wadahadalada dib u heshiisiinta ee maamul goboleedka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Qoraalkan ayaa waxaa  ku saxiixnaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra’iisal wasaaraha dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Keynaan oo ku taariiqeysneyd 27/04/2017 ayaa loo direy urur goboleedka IGAD kaasoo loogaga codsanayay inay ka qeybqaadato fududeynta sidii dib u heshisiin loogu sameyn lahaa Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

- Advertisement -

Halkan hoose ka aqriso Qoraalada dowlada iyo IGAD

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts