HomeWararSawiro:Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo la kulmay Madax ka socotay UNDP

Sawiro:Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo la kulmay Madax ka socotay UNDP

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa kulan la yeeshay Madax ka tirsan Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), waxana ay ka wada hadleen sidii dawladda gacan looga siin lahaa la dagaalanka Muqus-maasuqa iyo sidii Ciidanka Booliska looga caawin lahaa tababarada iyo qalabka ay u baahan yihiin. Ra’iisul […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa kulan la yeeshay Madax ka tirsan Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), waxana ay ka wada hadleen sidii dawladda gacan looga siin lahaa la dagaalanka Muqus-maasuqa iyo sidii Ciidanka Booliska looga caawin lahaa tababarada iyo qalabka ay u baahan yihiin.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in Dawladda Federaalka Soomaaliya, muhimadda kowaad ay siineyso baahinta adeegyada aasaasiga ee bulshada, isla markaana ay la dagaalamayso musuqa, loona baahan yahay in laga taageero dawladda wax walba oo ay ku xakameyn karto.

- Advertisement -

“Waxyaabaha muhiimadda inoo leh waxaa ka mid ah inaan la dagaalano musuq-maasuqa oo mudnaan sare u leh dawlada, Dagaalka aan kula jirno waa mid u baahan guud ahaan hay’adaha gacanta na siiya in kaalin mug leh ay ka qaataan.”ayuu yiri R.Wasaare ku xigeenka.

Sidoo kale, waxa arrimaha shirka looga hadlay kamid ahaa in gacan laga siiyo tababarka iyo qalabaka ay u baahan yihiin ciidanka Booliska Soomaaliyeed, si door kooda ay uga qaataan dhismaha bulsho hufan oo sharcigu hago.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiirka Caddaaladda, Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka, Saraakiil ka socotay Ciidanka Booliska iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

- Advertisement -

—-DHAMMAAD—-

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts