HomeWararSawiro:Dadkii ka dambeeyay dilka Wasiir Siraaji oo Maxkamad la soo taagay

Sawiro:Dadkii ka dambeeyay dilka Wasiir Siraaji oo Maxkamad la soo taagay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamada ciidammada qalabka sida ayaa saaka u fariisatay markii ugu horeysay dacwad ciqaab ah oo loo haystay 2 nin oo lagu eedeeyay inay dileen Wasiirkii howlaha guud ee xukuummada Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji. Labada askari ee maanta lasoo taagay Maxkamada ciidanka Qalanka sida oo kamid ahaa ilaalada Hanti Dhowrihii Qaranka Dr Nuur Faarax ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada ciidammada qalabka sida ayaa saaka u fariisatay markii ugu horeysay dacwad ciqaab ah oo loo haystay 2 nin oo lagu eedeeyay inay dileen Wasiirkii howlaha guud ee xukuummada Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji.

Labada askari ee maanta lasoo taagay Maxkamada ciidanka Qalanka sida oo kamid ahaa ilaalada Hanti Dhowrihii Qaranka Dr Nuur Faarax ayaa lagu kala magacaabaa Dable Xooga Axmed Cabdulaahi Cabdi Ceydiid iyo Sadex Alifle Ciidanka Asluunta katirsan Cusmaan Salaad Barre.

- Advertisement -

Cabaas Siraaji oo ahaa wasiir da’yar ayaa lagu yaqaanay waddaniyad, karti iyo hufnaan, waxa uuna naftiisa iyo waqtigiisa u huray dalkiisa iyo dadkiisa. Waxa uu ahaa shakhsi muhiim ah oo ka baxay qaranka Soomaaliyeed oo idil.

Sawiro

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts