HomeWararXildhibaano ka tirsan kuwa Galmudug oo Safar aan la shaacin ku tagay...

Xildhibaano ka tirsan kuwa Galmudug oo Safar aan la shaacin ku tagay Dhuusa-Mareeb(Sababta)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamul Goboleedka Galmudug ayaa gaaray Magaalada dhuusa-Mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay maamulaan Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ee ka soo horjeeda Siyaasada Maamulka Galmudug. Xogta ay heleyso Idaacadda Dalsan Muqdisho ayaa sheegeysa in Ujeedada ka dambeysa arintaani ay tahay in au Gogol xaar u noqdaan sidii wadahadal loogu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamul Goboleedka Galmudug ayaa gaaray Magaalada dhuusa-Mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay maamulaan Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ee ka soo horjeeda Siyaasada Maamulka Galmudug.

Xogta ay heleyso Idaacadda Dalsan Muqdisho ayaa sheegeysa in Ujeedada ka dambeysa arintaani ay tahay in au Gogol xaar u noqdaan sidii wadahadal loogu furi lahaa Madaxda Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna kaas oo dhawaan fashilmay.

- Advertisement -

Xildhibaanada tagay Magaalada dhuusa-Mareeb ayaa la sheegayaa in ay gaarayaan ilaa 7 Xubnood kuwaas oo weli ku sugan Magaalada Dhuusa-Mareeb iyadoo aysan jirin wax kulamo ah oo ay la qaateen Madaxda maamulka gobolada Dhexe oo Dhuusa-Mareeb maamula.

Sababta ay ku tageen Dhuusa-mareeb Xildhibaanada ayaa ah mid adag balse waxay illo Xog ogaal ah sheegayaan in ay wax ka ogyihiin Madaxda ugu sareysa Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts