HomeWararWeerar lagu qaaday Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya

Weerar lagu qaaday Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Qarax Miinada Nooca dhulka lagu aaso ah ayaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo marayay qeybo kamid ah duleedka Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxaan ayaa waxaa lala eegtay Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaas marayay deegaanka Kili-maseerow ee duleedka Magaalada jowhar. Qof kamid ah dadka deegaanka oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax Miinada Nooca dhulka lagu aaso ah ayaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo marayay qeybo kamid ah duleedka Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Qaraxaan ayaa waxaa lala eegtay Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaas marayay deegaanka Kili-maseerow ee duleedka Magaalada jowhar.

- Advertisement -

Qof kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Radio Dalsan Xarunta Magaalada Jowhar ayaa sheegay in qaraxa kadib uu halkaasi ka bilaawday dagaal kooban oo dhex maray Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab waxaana weerarkaas ka dhashay khasaaro aan weli la shaacin.

Xiriir aan la sameynay Maamulka Magaalada jowhar iyo Saraakiisha ciidamada dowladda ayaanan noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino weerarkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts