HomeWarar(Akhriso Magacyada)Dadkii xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

(Akhriso Magacyada)Dadkii xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xalay qeybo kamid ah Magaalda Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya waxaa ka kala dhacay dilal qorsheysan oo loo kala geestay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo mid kamid ah Nabadoonada Caanka ah Gudaha Magaalada Muqdisho. Abaara xiliga Afurka ayaa waxaa qeybo kamid ah degmada Wadajir ee Gobolkaan waxaa dil loogu geestay Gaashaanle sare Cabdullaahi Cilmi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay qeybo kamid ah Magaalda Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya waxaa ka kala dhacay dilal qorsheysan oo loo kala geestay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo mid kamid ah Nabadoonada Caanka ah Gudaha Magaalada Muqdisho.

Abaara xiliga Afurka ayaa waxaa qeybo kamid ah degmada Wadajir ee Gobolkaan waxaa dil loogu geestay Gaashaanle sare Cabdullaahi Cilmi Nuur,oo Ciidanka Xoogga dalka u qabilsnaa dhanka Caafimaadka iyadoo kooxdii disahay ay Goobta isaga baxsadeen.

- Advertisement -

Sidoo kale isla xalay kooxo ku hubesnaa Bustoolado ayaa Xaafada Ansalooti ee degmada Waaberi waxa ay ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa degmadaasi oo lagu magacaabi jiray Nabadoon Maxamed Sheekh Abuukar,iyadoo sidaas silamid ah ay kooxdii dishay Goobta ka baxsadeen.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa laba laabay inta lagu gudajiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan howlgalada dhanka amniga lagu xaqiijinayo waxana weli muuqata in Muqdisho ay habeen walba si joogta ah uga dhacayaan dilalka qorsheysan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts