HomeWararDhageyso:-Maamulka Jubbaland oo digniin u diray Shacabka M/Kismaayo

Dhageyso:-Maamulka Jubbaland oo digniin u diray Shacabka M/Kismaayo

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Magaalada Kismaayo ee Maamul Goboleedka Jubbaland  Maxamed Naasir Guuleed oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada amni ee Magaalada kismaayo islamarkaana ay sinabadgelyo ah u gutaan Bisha baarkeysan ee Ramadaan. Sidoo kale taliyaha ayaa dadweynaha Kismaayo ka dalbaday in Ciidamada ay kala shaqeeyaan Sugida dhanka amniga islamarkaana uu […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliiska Magaalada Kismaayo ee Maamul Goboleedka Jubbaland  Maxamed Naasir Guuleed oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada amni ee Magaalada kismaayo islamarkaana ay sinabadgelyo ah u gutaan Bisha baarkeysan ee Ramadaan.

Sidoo kale taliyaha ayaa dadweynaha Kismaayo ka dalbaday in Ciidamada ay kala shaqeeyaan Sugida dhanka amniga islamarkaana uu iyagana dhankooda uu ilaalin doono,waxa uuna sheegay in uusan aqbali doonin in inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan la arki karin Goobaha lagu iibiyo Qaadka iyo Maqaaxiyaha furan.
Maamulka jubbaland ayaa horay u sheegay in inta lagu jiro Bisha Ramadaan ay aad u adkeyn doonan amniga deegaanada uu ka arimiyo Maamulka jubaland.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories