HomeWararTaliye ku xigeenkii Ciidanka Booliiska G/Togdheer oo la dhaawacay

Taliye ku xigeenkii Ciidanka Booliiska G/Togdheer oo la dhaawacay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay Magaalada burco ee Gobolka Togdheer ku dhaawacay Taliye ku xigeenkii ciidanka Booliska gobolka Togdheer Aadan Xuseen xili uu ku ugnaa Gudaha Magaalada Burco. Maleeshiyaadkaan dhaawacay taliye ku xigeenka ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwo ka Ganacsada khamriga kuwaas oo doonayay in Magaalada ay xoog ku geliyaan khamriga balse taasi uu diiday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay Magaalada burco ee Gobolka Togdheer ku dhaawacay Taliye ku xigeenkii ciidanka Booliska gobolka Togdheer Aadan Xuseen xili uu ku ugnaa Gudaha Magaalada Burco.

Maleeshiyaadkaan dhaawacay taliye ku xigeenka ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwo ka Ganacsada khamriga kuwaas oo doonayay in Magaalada ay xoog ku geliyaan khamriga balse taasi uu diiday islamarkan ay keentay in ay rasaas ku furaan.

- Advertisement -

Maleeshiyadkii dhaawacay taliye ku xigenka ayaa Goobta isaga baxsaday,iyadoo ciidamada Booliiska Magaalada burco ay sameeyeen howlgal ay ku baadi goobayaan.

Ma jiro war faah faah san oo Ciidanka Booliska iyo maamulka gobolka ka soo baxay balse xaalada Gobolka ayaa iminka degan ka dib buuq iyo jahawareer arintan ka dhashay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts