HomeWararDhgeyso:-Al-Shabaab oo Gubay in ka badan 10 tuulo Odayaalna kaxeestay

Dhgeyso:-Al-Shabaab oo Gubay in ka badan 10 tuulo Odayaalna kaxeestay

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Afhayeenka Ciidamada Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Yuusuf oo wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato mudooyinkii u dambeysay ku hayaan Shacabka ku nool tuulooyin ka tirsan degmada lambar Konton ee Gobolkaas. Waxa uu sheegay in dowladda Somaaliya ay Shacabkaasi dayacday islamarkaana mar walba la iska dilo sidii ladoonana laga yeesho madaxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Ciidamada Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Yuusuf oo wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato mudooyinkii u dambeysay ku hayaan Shacabka ku nool tuulooyin ka tirsan degmada lambar Konton ee Gobolkaas.

Waxa uu sheegay in dowladda Somaaliya ay Shacabkaasi dayacday islamarkaana mar walba la iska dilo sidii ladoonana laga yeesho madaxda dowladda Somaaliyana ay iska daawanayaan sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose aan la siinin wax mushaar ah mudo dhowr bil ah taas oo keentay in dadka la dhibaateeyo.

Ugu dambeen waxa uu sheegay in dhankooda ay marwalba diyaar u yihiin difaacida dadkooda ayna ka go’aan tahay isagoo eedeen u jeediyay xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Shabeellaha Hoose ee ku jira dowaldda Somaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts