HomeWararDhageyso:-Ciidamada Dowladda oo dhulka howdka ah ka baadi goobaya Al-Shabaab

Dhageyso:-Ciidamada Dowladda oo dhulka howdka ah ka baadi goobaya Al-Shabaab

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Cabdullaahi Sheekh Maxamed oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Somaaliya ee Gobolka Baay ayaa sheegay in ay howlgal ka wadaan Tuulooyin iyo deegaano ka tirsan  Gobolka Baay halkaas oo Maalmihii u dambeysay falal la xiriira dhanka  amaniga ay ka dhacayeen. Taliyaha ayaa sheegay in howlgalka kahor uu halkasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdullaahi Sheekh Maxamed oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Somaaliya ee Gobolka Baay ayaa sheegay in ay howlgal ka wadaan Tuulooyin iyo deegaano ka tirsan  Gobolka Baay halkaas oo Maalmihii u dambeysay falal la xiriira dhanka  amaniga ay ka dhacayeen.

Taliyaha ayaa sheegay in howlgalka kahor uu halkasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyo Ciidamadooda iyo kuwa Al-Shabaab iyagoo halkaasi ku dilay Sadax Askri oo ka tirsan Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa kaloo hadalkiisa intaas ku daray in ay Goobtii lagu dagaalamay ay ciidamadooda ku sugan yihiin islamarkaana ay siiwadi doonan howlgalka ilaa ay amaanka ka xaqiijinayaan.

Deegano iyo degmooyin ka tirsan kuwa Maamulka kjoonfur Galbeed ayaa waxa weli ku sugan dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab,iyadoo mararka qaar uu dagaal ku dhexmaro ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom oo dhinc ah iyo A-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts